|
|
|
|
Madaxweyne Shariif Sheeq Axmed, ayaa la filayaa in uu ka hadlo oo qudbad uu ka jeediyo shirka midowga Africa.
Madaxweyne Shariif Sheeq Axmed, ayaa la filayaa in uu ka hadlo oo qudbad uu ka jeediyo shirka midowga Africa.
Madaxweynaha ayaa waxa la socda wafdi uu ka mid yahay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somalia Nuur xasan Xuseen.
Shirka Midowga Africa oo ah kii 12aad ee maalintiisii koowaad galay ayaa waxaa hogaamiyeyaasha Africa ay ka wada hadlayaan qorshe la xiriira in qaaradda Africa hal dowlad loo sameeyo oo ay noqdaan dowladdaha midoobay ee Africa, iyo Arimo kaloo badan oo ay ka mid yihiin, Xaalada arinta soomaaliya
Wararkii Adis Ababa
Ceelwaaq.com
|
|
|
|
©2004 Ceelwaaq.com ®All rights reserved. |