!............Inta ka bilow .........................!>
An Insult of Intelligence
(22-04-09):- By: Dr Mohamed H Ali (Statesman). »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
Somalia: Auctioned and ready for re-distribution
(21-04-09):- By: Dr Mohamed H Ali (Statesman). »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
One act of compassion at a time.
(18-04-09):- By: Dr Mohamed H Ali (Statesman). »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
| Altered Assessment Of Clan Protection In Somalia. |
| (13-04-09):-
Migration Board's assessment of the changing situation in Somalia means that the
space to allow asylum seekers Somalis residence increases. It has become difficult
for many Somalis to protection of their clans;
. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
Somalia: Somalia: In Search for Leadership.
(13-04-09):- By: Dr Mohamed H Ali (Statesman). »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
| Daawo Dr: Abdi Ali Hasan oo ah mudane ka tirsan baarla maanka soomaaliyeed |
| (03-03-09):-
DR: Abdi Ali Hasan waa xildhibaan ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka soomaaliyeed ee lagu dhisay dalka jabuuti. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
| Xildhibanada Besha Sade oo xalay shir ku yeeshay magalada Jabuti ayaa waxay ka soo saren war saxaafaded iyo raisulwasare ku xigeenka oo is casilay. |
| (21-02-09):-
Xildhibanada Besha Sade oo xalay shir ku yeshay magalada Jabuti ayaa waxay ka soo sareen war saxaafadeed ay kalsoonida kala labanayan qabka cadalada ka fog ee loo soo dhisay xukumada cusub oo ay majaraha uu hayan dhalin aan wax qibrad ah u lahayn xaalada Somaliya. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
| Warar aanka helnay madaxtooyada soomaaliya oo aad ugu dhow Madawaynada soomaaliya ayaa noo xaqiijiyay in madaxwaynaha soomaaliya soo gaba gabeeyay dhagaysigii barnaamijka siyaasadeed ee musharaxiinta Raisul wasaaraha qofka miiska saaran oola filayo in lagu dhawaaqana uu yahay Dr: Abdi Ali Hasan. |
| (12-02-09):- waxaa nagasoo gaaraya dalka jabuuti inuu soo gaba gabeeyay madaxwaynaha soomaaliya kulankii musharixiinta Raisul wasaaraha uu uga dhagaysanayay barnaamijkooda siyaasadeed Dhaqsana uguna dhaqaaqi doono. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
| Waraysi Aanla yeelanay Dr: Abdi Ali Hasan oo ka mid ah xubnaha cusub ee Baarlamaanka soomaaliyeed, horayna uga mid ahaa wasiiradii dowladii carte ee lagu dhisay dalka jabuuti. |
| (02-02-09):- Waxaa Maanta noo suura gashay inaan waraysano Dr: Abdi Ali Hasan oo ka mid ah Baarlamaanka cusub ee soomaaliya, Dr: Abdi Ali Hasan ayaa ah siyaasi mudo kusoo dhex jiray siyaasada soomaaliyeed, kana mid ahaa Golaha ARS ee hada lagu biiriyay Baarlamaanka soomaaliya, kana mid ahaa wasiiradii Dowladii Carte ee dalka jabuuti lagu dhisay . »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Maslax Maxamed Siyaad oo casho caraf ugu sameeyay Hotel Sharaton Jabuuti Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. |
| (01-02-09):- Waxaa casho sharaf ugu sameeyay Hotel Sharaton Jabuuti Xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya Maslax Maxamed Siyaad, oo uga mahad celinayo taageeradii tartanka madaxwaynaha soomaaliyeed oo uu noqday musharaxa Labaad. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Dowlada itoobiya oo usoo jeedisay Madaxwaynaha soomaaliya inuu u magacaabo Jurile Wasiirka koobaad iyo xildhibaanada baarlamaanka Garabka ARS oo ku tilmaamay meerinta itoobiyo in laga gudbay magacaabida jurilana ay kala diri karto baarlamaanka soomaaliya. |
| (01-02-09):- Warar aad ugu dhow dhow xafiiska madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa sheegayo in ay dowlada itoobiya usoo jeediday madaxwaynaha Soomaaliya inuu u magacaabo Xilka Wasiirka koowaad Jurile oo horey uga tirtasaa dowladii dhacday ee Cabdulaahi. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Madaxweyne Shariif Sheeq Axmed, ayaa la filayaa in uu ka hadlo oo qudbad uu ka jeediyo shirka midowga Africa. |
| (01-02-09):- Madaxweyne Shariif Sheeq Axmed, ayaa la filayaa in uu ka hadlo oo qudbad uu ka jeediyo shirka midowga Africa, Shariif Sheeq Axmed ayaa loo doortay Subaxnimadii Sabtida Madaxwaynahii Dalka soomaaliya, shirkaan ayaana ah shirkii ugu horeeyay ee uu ka qaybgalo isa oo ah Madaxwayne lana filayo inay soo dhoweeyaan hogaamiya yaasha qaarada Afrika. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Wararkii ugu Danbeeyay Shirkii Uga socday Baarlamaanka Soomaaliya Magaalada Jabuuti. |
| (29-01-09):- Shirkii Uga socday Baarlamaanka soomaaliya ayaa galay waji cusub Maanta kadib markii la dhaariyay xildhibaanadii cusbaa ee ARS ta uga mid noqon lahaa Baarlamaanka loona balamay sabtida doorashada madaxwaynaha dowlad loo han yahay. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Maslax Maxamed Siyaad oo ka mid ah musharaxiinta Madaxwaynaha ayaa caawa oo arbaca ah kula qaatay kulan 21mudane baarlamaan ooka soo jeeda beesha sade magaalada jabuuti waydiistayna inay siiyaan codkooda. |
| (29-01-09):- Maslax Maxamed siyaad ayaa caawa kulan kula qaatay magaalada Jabuuti 21-Xildhibaan ooka soo jeeda beesha Sade, waydiistayna inay siiyaan codkaada, maslax ayaa ujeediyay xildhibaanada isugu yimid shirka oo isugu jiray xildhibaanadii hore iyo kuwa maanta lagu biiriyay baarlamaanka ajandihiisa siyaasadeed.. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Magacyada 200 xildhibaan oo maanta lagu daray baarlamaanka soomaaliya intooda badana loo dhaariyay xuinimada golaha shacabka soomaaliyeed. |
| (29-01-09):- Waxaa maanta lagu daray 200 oo xildhibaan baarlamaanka soomaaliya oo horey uga koobnaa 275 xildhibaan. xildhibaanada cusub oo ay soo xusheen ururka dib uxoreynta soomaaliya ayaa lagu dhaariyay magaalada jabuuti . »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Shirkii Uga socday kooxaha mucaaradka iyo Baarlamaanka Dowlada kumeelgaarka soomaaliya dalka jabuuti ayaa saansaan fiican kusocdo . |
| (22-01-09):- Maal mihii lasoo dhaafay ayaa waxaa uga socday dalka jabuuto, ururka dib u xorayna soomaliya iyo baarlamaanka kumeelgaarka ee dowlada soomaaliya shir lagu soo afjarajo qilaafaadkii u dhexeeyay dowlada iyo qayb ka mid ah mucaaradka kasoo horjeeday dowladii lagu soo dhisay dalka kenya ooka dhicisowday hanaankii ay shacabka ka sugayeen, madax waynihii horboodayayna xilka laga tuuray dabayaaqadii sanadkii tagay. »»Sii aqri |
|
!...........Inta ku Dhamee .........................>
!............Inta ka bilow .........................!>
|
Airportka Magaala jabuuti ee dalka jabuuti ayaa maanta aad mashquul u ahaa, waxaa kusoo qulqulaya jabuuti siyaasiyiin soomaaliyeed oo isugu jira xildhibaanadii hore iyo kuwo cusub oo hada u sharaxan inay ka midnoqdaan baarla maanka susub. |
| (22-01-09):- Maanta ayaa aad looga dareemayay Airportka jabuuti siyaasiyiin soomaaliyeed oo inay dowlada la isugu balansan yahay in jabuuti lagu dhiso ayka midnoqdaan ama waxka dhisaan u yimid, Xamar, Baydhabo iyo Nairobi ayaa intaba maanta siyaasiyiin labada dhinac ka kala socda soo gaareen magaalada jabuuti . »»Sii aqri |
!...........Inta ku Dhamee .........................>
|
play backgammon
|
|